VIP SPOKEN ENGLISH

VIP SPOKEN ENGLISH

Author/s: ደሳለኝ ማስሬ

Subjects

Communication, Self Development, Non Fiction

Published Year

2014 ዓ.ም

Book Type

Ebook

Summary

Buggan "VIP SPOKEN ENGLISH" waxaa loo curiyey ardayda itoobiyaanka ah ee doonaysaa in ay horu mariyaan ama kobciyaan barashada luuqada ingiriisiga. Buuggan waxaa lagu soo koobay tacbiir badan oo ku saabsan luuqadda ingiriisiga, sida af-suuqi, maahmahyo, erayada dhawaq adag, erayo sarbeebe ah, jumlad ficil, taloyinka imtixaanka IELTS, iyo erayada caadi ah oo aynu u adeegsano badanaa . Buuggani wuxuu ka caawin doonaa ardayda dooneysaa in ay u bartaan luuqada ingiriisiga sida ugu fudud . Waxaan u soo jeedin lahaa qof kasta oo danaynaya inu barto luqad ingiriisida inu buugan ka faa'idaysto. This book "VIP SPOKEN ENGLISH" was created for Ethiopian students who want to improve their English language skills. This book is a summary of many definitions of the English language, such as grammar, proverbs, vocabulary, idioms, action sentences; IELTS test tips, and common words that we use most often. This book will help students who want to learn English as easily as possible. I would suggest anyone interested in learning English to take advantage of this book.

0.0 (0 reviews)